Wiil dhalinyaro ah oo isku daldalay Magaalada Burco iyo baaritaano socda

Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxaa lagu arkay Maydka Wiil dhalinyaro ah oo loo maleynayo inuu is daldalay. Wiilka oo aan magaciisa la shaacin ayaa la arkay isagoo ka laad-laada xarig ku xirna geed ku yaalla xaafad ka tirsan magaalada Burco xalay fiidnimadii. Booliska Somaliland ayaa sheegay inay baaritaano ku sameynayaan sababta keentay in … Continue reading Wiil dhalinyaro ah oo isku daldalay Magaalada Burco iyo baaritaano socda